Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa sara u kac laga dareemayaa qiimaha la iibiya Hilibka Ariga suuqyada magaalada Jowhar ee Caasimada Hirshabeelle taas oo ay ganacsatadu ku sababeeyeen qiimaha ariga oo qaali noqday iyo dalabka hilibka ariga oo asna batay.
Ganacsatada iibiya hilibka ariga oo ka warbixiyay oo ka warbiyay sara u kaca ku yimid hilib ariga ayaa sheegay in in macaamiisha hilibka ka iibsata ay ka kala yimaadaan xaafadaha Magaalada jowhar iyo deegaanada ku xeeran.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.