Wasaaradda Kalluumaysiga Jubbaland oo faahfaahisay Caqabadaha haysta Kalluumaysatada

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo dhaqalaha buluugga ee Jubbaland Axmad Xassan Cumar ayaa ka hadlay caqabadaha heysta Kalluumeysatada kunool deegaanada Jubbaland, Wasiirka ayaana sheegay in xayirada ka heysata dhoofka suuqyada caalamiga ay tahay dhibaatada heysata Kalluumeysatada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here