Magaalada Baladweyne oo laga hirgaliyey Xarumo lagu Xanaaneyn doono Xoolaha

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Hirshabeelle Xildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir ayaa kormeeray xarumo ay Wasaaraddu ka hirgelisay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Xarumaha ay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Hirshabeelle ka hirgalisay magaalada Baladwayne oo gaaraya ilaa sadex xarumood oo loogu talagalay in lagu daaweeyo xoolaha.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here