Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu dhiirogeliyay Isla markaana shahadooyinka Dugsiga dhexe lagu Gudoonsiinayay ardayda Fasalka 8-aad ee iskuulka Jubba Sanad Dugsiyeedka 2023-2024 ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubada hoose.
Munaasabada ayaa waxaa goob joog ka ahaa Maamulka iyo Macalimiinta iskuulka Jubba, Waalidiin, masuuliyiin, arday iyo marti sharaf kale.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.