Wararka Arday dhameeysay xifdinta Qur’aanka Kariimka oo Xaflad loogu qabtay Kismaayo By Radio Waamo - February 20, 2025 0 12 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Xarunta Ibnu Cabaas oo ka mid ah Xarumaha Lagu Barto Qur’aanka kariimka ayaa Xaflad dhiiri-gelin ah uqabtay 30 arday oo dhameysay Xifdinta qur’aanka kariimka. Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. https://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2025/02/Warka-Abdinoor-Samriye-Gobolada-Maamulka-Xarunta-Ibnu-Cabaas-oo-Xaflad-dhiiri-gelin-ah-uqabtay-30-arday-oo-dhameysay-Xifdinta-quraanka-kariimka.mp3 Share this:FacebookX