Sare Ukac ku yimid Qiimaha Caanaha Geela Suuqyada magaalada Jowhar

0
17

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa sara u kac xooggan laga dareemayaa qiimaha la iibiya caanaha Geela suuqyada magaalada Jowhar, sare ukaca ayey ganacsatada u aaneeyeen sababa la xiriira dalabka caanaha oo batay, bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ay ka dhimantahay maalmo qura iyo xilliga lagu jiro oo ah xilli jiilaal ah.

Juweyriyo Hassan  ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here