Kulan looga hadlaayay xoojinta dib-u-dhiska Nabadda iyo dimuqraadiyeynta oo lagu qabtay Gaalkacyo

0
14

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug ka furay kulan looga hadlaayay xoojinta Dib-u-dhiska Nabadda iyo dimuquradiyeenta kaas oo muda dhoor maalmood ah ka socon doona magaalada Gaalkacyo.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here