Maalinta Caalamiga ee Caddaaladda Bulshada oo Maanta dunida laga xusayo

0
20

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maalinta Caalamiga ah ee Caddaaladda Bulshada waxaa laga  xusaa adduunka oo dhan 20-ka Febraayo sanad walba.

Maalintan waxay ujeedadeedu tahay in la iftiimiyo muhiimadda ay leedahay in la dhiso bulshooyin sinnaanta ku dhisan, lana xoojiyo dadaallada lagula dagaallamayo caddaalad-darrada iyo hubanti la’aanta shaqo oo khatar ku ah daryeelka bulshada.

hadaba si aanu wax badan oga ogaano aragtiyada bulshada kismaayo xuska maalinta cadaalada bulshada  ayaan cod qabadka idaacada waamo la dhex qaarnay qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhalinyarada odayaasha dhaqanka iyo ururda haweenka anagoo wax ka waydiinay waxaa ay kala socdaan xuska Maalintaan caalamiga ah ee cadaalaha bulshada ,sida ay bulshada ku nool kismaayo u helaan adeegyada cadaalada waxaana hadaladoodi ka mid ahaa sidatan .

dhanka kale Cabdullahi Maxamuud oo ka tirsan bahda Cadaalada Jubbaland ayaa dhankiisa ka waraysanay adeegyada cadaaladeed ee ka jira deegaanada Jubbaland iyo wadashada qaynta hay’adaha garsoorka ,Cadaalada iyo bulshada .

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here