Wasaaradda Ganacsiga KG oo shir la qaadatay Hay’addaha ka shaqeeya horumarinta Ganacsiyada

0
67
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Dowlada Goboleedka koonfur Galbeed ayaa maanta shir la qaatay Hay’adaha ka shaqeeya Arimaha Horumarinta Ganacsiyada.
Shirka ayaa waxa si rasmi ah u daahfuray Wasiirka wasaarada ganacisga Abdullahi Abdi Mohamed isagoona xusay in Wasaarada ay dadaal badan ku bxineyso kobcicinta & dhiira galinta Ganacsiyada yaryar iyo kuwa dhexe kuwa oo laf dhafbar u ah Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here