Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka degmada balcad iyo Hay’adda islamik rilif oo kamid ah Hay’addaha Calamiga ee kadhisan dalka Soomaaliya oo iskashanaya ayaa xafada xaawa taaka ee degmada balcad kahirgiliyay suuq loogu talagalay ganacsatada danyarta ah ee ku nool degmada balcad kuwaas oo kuganacsan jiray hareraha jidadka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.