Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda deegaanka iyo isbadalka cimilada Dowlad Goboledka Jubbland ayaa wada qorshayaal la doonayo in lagu dhireeyo Magaalooyinka iyo deegaanka Jubbaland ayadoona bulshada ku nool Kismaayo loogu baaqay inay doorkooda ka qaataan qorshaha dhiraynta Magaalada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.