Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Yaaqraar waa mid kamid ah tuulooyinka hoos yimaada magaalada Kismaayo, dhanka Galbeed kaga beegan magaalada, tuulada waxaa kunool dad ay si weyn usaameysay abaartii ku dhufatay deegaanada Jubbaland waxay xilligaan wajahayaan biyo laàan baahsan.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.