Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartanka iskuulada Degmada Kismaayo iyo deeganada Hoose Yimida ayaa waxaa qabtay wasaradda dhalinyrada iyo ciyaaraha dowlada Goboleedka Jubbaland taas oo u jeedkeedu tahay hormarinta is-dhaxgalka Bulshada .
Wareega labaada ee ciyaarta ayaa waxaa u dhexeesa skuulada Badar iyo Yoontay
Ciyaarta labada iskuul u dhexeesay ayaa waxaa ay aheyda mid xiiso badan oo ay labada dhinacaba ay soo bandhigeen ciyaar xiiso leh.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.