Kismaayo(Idaacada Waamo)Agaasimaha Guud ee Wasarada dhalinyarada iyo ciyaraha Dowlad goboledka Jubbaland ayaa sheegay in ay Wasaaraddu kashaqeyn doonto hormarinta dhalinyarada Jubbaland maadaamada ay dhalinayaradu yihiin lafdharta Bulshada.
Iidle Aadan Maxamed ayaa warbixintan inooga Diyaariyay.
R/W,Kismaayo