Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulan ay si wadajir ah usoo agaasimeen Wasaaraddaha Cadaalada & Amniga gudaha Jubbaland kaas oo looga hadlay xoojinta wadashaqaynta ka dhaxeysa Hay’addaha dowlada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.