Dadka degan Tuulooyinka galbeedka Kismaayo oo Biyo dhaamin loo sameeyay

0
49

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda goboledka Jubbaland ayaa deeq biyo-dhaamin ah gaarsiiyay dadka kunool deegaanada dhaca  galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Dadka ku nool deegaanada maanta biyo dhaaminta loo sameeyay ayaa horay Hay’addaha dowliga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Jubbaland ka howlgala ka codsaday in si deg deg ah biyo loo gaarsiiyo.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here