Hirshabeelle oo wada dadaallo lagu hormarinayo tacbashada Beeraha

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Dr Maxamad Sheekh Maxamuud oo xafiskisa kula hadlay Warbahinta ayaa kawarbixiyay halka u maraya hormarta wax soo saarka beeraha Deganada Hirshabelle isagona shegay in dhowaan ay Magaalada Muqdsisho ku soo bandhigen bariis laga soo saray Beeraha Hirshabeelle  kaas oo ay sosareen beraleda reer Jowhar.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here