Wafdi ka socda hay’adda FAO oo gaaray Magaalada Baydhabo

0
45

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Konfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi ka socda hay’adda FAO kaas oo maanta gaaray magaalada Beydhabo kulanka ayana looga hadlay sidii ay hay’adda FAO uga qeyb uga qaadan laheyd arimaha wax soo saarka iyo inay arkaan baahiyaha ka jira deegaannada maamulkaasi Hay’adda FAO.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here