Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose oo kamida Magalooyinka Somaaliyeed ee sida wayn u marti galiyay Dagaaladii sokeeye mudadii uu Dalku Burbursanaa ayaa waxa Marba Marka ka Dambaysa laga Dareemayaa Hormaro dhanka Nadada ah Taas oo ku timid iskaashi xoogan iyo wada shaqayn ka dhaxaysa laamaha Amniga iyo Bulshada Qaybaheeda kala duwan
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.