Dowladda Soomaaliya oo laga cafiyay deyn uu kulahaa Sanduuqa Hormarinta Abu Dubai

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wada xaajood muddo dheer socday ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11-ka Bisha February 2025, waxaa si rasmi ah heshiis uga gaaray Dowladda Soomaliya iyo Sanduuqa Horumarinta Abu Dhabi, heshiiskan ayaa xal looga gaaray dayn dhan $257 milyan oo doolar , dayntaas oo ay Dowladii Dhexe ee Soomaaliya qaadatay kuna maalgalisay Mashruucii  Warshadii Sokorta Jubba.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here