Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa laga dareemayaa Horumar balaaran oo dhanka Ganacsiga ah Gancsiga hada ka jiro degmada ayaa markii hore loo doonan jiray magaaloyinka kale ee dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.