Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hay’adda Humanity & Inclusion oo ah hay’ad ka shaqeysa taakulaynta bulshada tabaaleysan ayaa qalab loogu tala galay dadka qaba baahiyaha gaarka ah gaarsiisay ee kunool Kaamka Dur-dur ee magaalada Burco kaas oo ka caawin doona dhanka socodka.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.