Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Goobwayn ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo ayaa maanta laga dhagax dhigay mashruuc biyo xireenka, kaas oo faa’iido badan u leh bulshada kunool deegaanka Goobwayn iyo deegaanada kale ee u dhaw kuwaas oo marar badan ay saamaysay fatahaada Wabiga Jubba.
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.