Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland oo faahfaahiyay halka uu marayo Tartanka Iskuulada Kismaayo

0
36

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartanka Kubadda Cagta iskulada Degmada Kismaayo iyo deganada hosyimada oo si habsamileh ugasocda Garoonka Ciyaraha Waama Istadiyow ee Magaalada Kismaayo xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa maraya meel xisa iyadoona lasoo gaba gabeyay warigi kowaad oo ay ku hareen iskuula badan Tartankana ay iskugu soo hareen 12-iskuul oo kaliya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here