Boliiska Gobolka Banaadir oo gacanta kuso dhigay maandoriye kaladuwan

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ciidamada Boliiska Gobolka Banaadir oo kadulaya ladagalanka mandoriyaha nocyadisa kaladuwan ayaa holgala qorshesan kasameyay Magaalada Muqdisho ee Casimada Dalka kaas oo lagu soo qabtay mandoriye kaladuwan sida Xashiir qamri iyo kuwa kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here