Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munasabad Shahadoyin lagu godonsinayay ardey Baratay Culuumta luuqadaha ayaa lagu qabtay xarunta dugsiga luqadaha Alaqsa ee Magaalada Kismaayo xarunta Gobalka Jubada hoose ardeyda oo tiradooda tahay 18-ardey ayaa bartay luuqada English ka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.