Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Heerka shaqo la’aanta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee wax baratay ee ku sugan gudaha dalka ayaa sii kordhaysa, xilli tiro badan oo dhalliyaro ahna ay ka qalin-jabinayaan Jaamacadaha dalka, taasoo weliba ay sii dheer tahay kuwa wax soo bartay ee ka soo laabanaya dalka dibadiisa.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.