Maamulka Istibaalka Banaadir oo sheegay in Isbitaalka uu wajahayo duruufo dhaqaale

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaal Banaadir waa mid kamid ah Isbitaalada ku yaalo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka, waana isbitaalka hooyada iyo dhallaanka waxaa la dhisay 1976-kii, isagoo qeyb ka ahaa dadaallo horumarineed oo dowladda Shiinaha ay u fidisay dalkeena Soomaaliya.

Isbitaalka Banaadir  waxaa gacanta ku haysa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya waxaana looga kala yimaada Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxaa ku xiran dadka danta yar ee aan awoodin iney iska bixiyaan isbitaalada lacaga ee ku yaalo caasimada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here