Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ku qabatay shirka 4-biloodlaha ah ee Wasaaradda iyo Hay’addaha kala ee Bahwadaagta Shaqo la ah Wasaaradda ee kumideysay Mashruuca sugnanta Cunada iyo Isbadelka Cimilada.
Shirka oo afarti biloodba marlaqabta ayaa waxa lagu soo bandhigay waxyabihi qabsomay iyo Caqabadaha jira iyadona ujedadu tahay isla xisaabtan iyo wada shaqeyn.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.