Mamuulka Gobolka Banaadir oo Dhagax dhigay dhismaha Laami yaraha Soobe

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Maanta Dhagax dhigay dhismaha mashruuca waddada Laami yaraha Soobe ee Degmada Wadajir oo ay ka muuqato burbur xoogan.

Dhismaha wadaadan oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Caasimadda islamarkaana kamid ah Waddooyinka ugu mashquulka badan Magaalada Muqdisho ayaa isku socod keeda waxa ay bulshada iyo Gaadiidka ku qabeen dhibaatooyin kala duwan oo la xariiira burburka iyo dayaca waddadaaas kajira awgeeda.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here