Dhagayso:Madaxweyne Deni oo sheegay in Ciidamo aan katirsanayn Puntland aan la ogolaanaynin.

0
582

Garawe(Idaacada Waamo)Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa diiday ciidamo aan ahayn kuwa Puntland in ay ka howlgalaan gudaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland waxa uu sheegay in Puntland ay haysato ku dhawaad toban kun oo askari oo ku filan ammaankeeda.

Hadalka madaxweynaha Puntland, ayaa kusoo beegmaya, kadib markii dhawaan uu codsaday in Puntland laga taageero aminga.

R/W,Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here