Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland waxay ku hawlan tahay horumarinta nidaamka waxbarashada si loo hubiyo in ardayda ay helaan aqoon, xirfado, iyo anshax wanaagsan oo ay ku dhisaan bulsho nabdoon oo wax soo saar leh.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.