Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Dowladda Koonfur Galbeed.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.