Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha ciyaaraha Olympikada Somaliland Hana Madax xariirka orodka ciyaaraha Somaliland ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu dafuray degmada Arabsiyo ee Garoonka Kabiley ee Somaliland taranka Orodka ciyaaraha.
Tartanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay dhalinyaro,mas’uuliyiin ka socoda ciyaaraha Somaliland iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.