Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaradda beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa waxaa ay wadaa dadaalo wax lagu qabaanayo beeraleyda kunool deegaanada dowlada Goboleeda Jubbaland
Hay’addaha ka shaqeeyo ayaa jubbalad ayaa waxaa ay mashruucyo kale duwan ay ka fuliyaan Jubbaland taas oo wax lagu qabanaayo beeraha kunool deegaanada Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.