Isbitaalka guud degmada Walla-weyn oo la dhagax dhigay

0
103

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dhagax dhigay Isbitaalka guud ee degmada Wanlaweyn oo lagu dhisayo isku tashi bulsho kaas oo noqon doona Xarunta Caafimaad ee ugu wayn ee dagmadaasi.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here