Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxa si Habsami leh uga Socdan Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta Iskuulada kuyaala Dagmada Kismaayo iyo Deeganada Hoosyimada sida Goob-wayn Yoon-Tooy iyo Qaam-qaam
Tartanka oo Sanadkiiba Mar laqabto ujeedkiisunayahay isdhaxgalka Bulshada ayaa waxa kasoo qayb galay 28 iskuul.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.