Dadka ku nool deegaanada Galbeedka Kismaayo oo ay soo wajahday Biyo yari

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Shabeleey oo dhaca galbeedka magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose qiyaas ahana 30km Kismaayo uga beegan dhanka Galbeedka ayaa waxaa kunool dad badan oo xoola dhaqatada ah sameyna ay ku yeelatay abaarta ka jirta dalka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here