Xaafadaha Magaalada Jowhar oo laga sameeyay O’ole Nadafaadeed

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudomiyaha Mamuulka Degmada Jowhar ahna duqa magaalada Cusmaan Maxamed Muqtaar oo ay wehliyaan Xogeyaha degmada qaarkamid ah xildhibanada golaha deganka degmada Jowhar gudomiye waxedyada xafadaha iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Kunol Degmada Jowhar ayaa sameyay olole Nadaafadeed oo sare loogu qadaya bilicda Magaalada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here