Xaafadda New kismaayo oo laga bilaabay O’olr Bacaadka lagu qaadayo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowlada hoose ee Degmada Kismaayo ayaa xaafadda New kismaayo oo kamid xaafadaha degmada Kismaayo ka bilaabay bacaad celin kadib markii wadooyinka xaafadaasi ay u xirmeen bacaad ay dabeylaha kusoo rogeyn.

Xaafada New Kismaayo oo ay degan yihiin dad danyar ah oo ay kasoo laabteen xeryaha qaxootiga dalka Kenya ayaanan awoodid iney iska qaadaan buuraha bacaadka ah ee kala xiran Wadooyinkii Xaafada iyo guryihii Xaafada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here