Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jubaland ayaa ku dhawaaqday go’aan cusub oo lagu jaangooyay khidmadaha waxbarashada ee dugsiyada hoose, dhexe, iyo sare, si loo fududeeyo helitaanka waxbarashada loogana yareeyo culayska dhaqaale ee waalidiinta Ardayda.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.