Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada XFS ayaa Magalada Muqdisho ee Casimada Dalka ku qabatay shir looga hadlayay ilaalinta duur joogta iyo noolaha dalka Kaas oo ay Gobjoog ka ahayeen Masuuliyiinta Wasarada Degaanka iyo Xubno ka socday Maamul Gobaleedyada Dalka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.