Mas’uuliyiinta Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland oo booqatay Kalluun Badda soo caarisay

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Masuuliyiin ka socdaWasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Gobaleedka Puntland oo kaashanaysa Wasaaradda Deegaanka, Jaamacadda Bariga Afrika, Jaamacadda Citycote iyo Machadka Culuumta Badda ee Puntland ayaa booqday goobtii ay kusoo Caaryeen kalluunka Homboborada ee Xeebta magaalada Boosaaso.iyaga oo halkaasi kusoo arkay tiro homboboro ah oo dhintay isamarkaana kor u dhaafaya boqol Xabo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here