Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyada oo Marba Marka ka dambaysa ay soo badanayso dhibatooyinka uu Aadamuhu u gaysanayo deegaanka isla markaana ay sababtay Isbadal ku yimid Cimilada ayay Wasaarada Cadalada iyo Dastuurku kasoo sartay Awaamiir Adag oo la xiriirta kuwa dhirta xaalufiya iyada oo laga qaadi doono Talaabo Sharciga Waafaqsan.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.