Bulshada Magaalada Kismaayo oo looga digay Xanuunada kadhalan kara Qashinka

0
29

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nadaafada waxa ay ka qeyb qaadata bilicda deegaanka iyo Fayadhowrka bulshada deegaanka an la ilaalin Nadaafadiisa waxaa lunta bilicdisa bulshada ku noolna waxa ay kala kulmaan xanuuna kala duwan sida Shubanka iyo kuwa kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here