Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ayadoo meel gaba-gabo ah uu marayo dhismaha xabsiga cusub ee magaalada Kismaayo ayaa Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland, oo kaashaneysa Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada Jubbaland ku sameeyeen dhir beeris si xabsiga uu u noqdo deegaan cagaaran oo dhir leh.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.