Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda hoose ee Degmada Kismaayo oo kadulaya fududeynta isku socodka dadka iyo gadiidka ayaa baneeyay wadooyin muhiim ah kuwaasi oo dhexmara qaar kamida xaafadaha magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.