Hay’adda SWSO oo Kismaayo ku qabatay kulan lagu dhiiri gelinayey is dhexgalka haweenka.

0
474

Kismaayo(Idaacada Waamo)Kulankan oo ay  Isugu yimaaden haweenka  Jubbaland ayaa ku saabsanaa dhiiragalinta iyo Isdhexgalka haweenka .
Kulanka oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda SWSO ayaa waxaa kasoo qayb galay Haween Saddexda Gobol ee Jubbaland.
Qaar kamid ah haweenku kulanka kasoo qayb galay  Oo Goobta ka hadalay ayaa Sheegay  In Ay Muhiimtahay wadashaqaaynta iyo isdhex galka haweenka soomaliyed.

R/W,Kismaayo

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here