Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige ayaa rasmi ah Magaalada Muqdisho uga daah-furay Miisaaniyadda Dowladda ee 2025-ka kadib Munasabad lagu qabtay Caasimada dalka ee Muqdisho.
Munasabada daahfurka Miisaaniyada 2025 waxaa kasoo qeyb galay Musuliyiin katirsan Hay’addaha Dowladda Ururada bulshada rayidka Culumawadin iyo waxgarad kale.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.