Kulan ku saabsan daryeelka bulshada oo lagu soo gaba-gabeeyey magaalada Jowhar

0
80

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu soo gaba-gabeeyay kulan ku sabsana daryeelka Bulshada iyo joojinta caada dhaqameedyada waxyeelada leh Kulanka ayana waxa kasoo qeeb galay Qeybaha kaladuwan ee Bulshada Sida Dhalanyarada Odayaasha Dhaqanka Haweenka iyo Marti sharaf kale.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here